Madaxweyne farmaajo iyo Maamul Goboleedyada oo Heshiis Ka Gaarey Doorashada 2021
Dhuusamareeb, 21ka Ogoosto, 2020: Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay Magaalo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug ee…